Heerarka waxbarashada (Academic Semesters)

Barashada Qur’aanka Kariimka ah

Farbarka Iyo Barashada Quraanka

Bilow Barashada Hadda

Xifdiga Iyo Tasxiixa

Bilow Barashada Hadda

Qiraa’aatka Iyo Ijaazada

Bilow Barashada Hadda

Tafsiirka iyo Fahamka Qur’aanka

Bilow Barashada Hadda

Certified Teachers

Expert instructors

Accredited Courses

Quality assured

Secure Payment

100% protected

24/7 Support

Always here to help

Join Taqriib Academy
UA
UA
UA
Join 3,000+ Students
Our Programs

Baro goor walba iyo goob walba oo aad joogtid

Maqra'ada Taqriib مقرأة ‘تقريب’ الإلكترونية

Maqra'ada Taqriib waa madal waxbarasho casri ah, oo kuu sahlaysa barashada Qur'aanka, xifdigiisa, Qiraa'aatka iyo weliba in aad Ijaazo ku qaadato barashada qur'aanka iyo baristiisa.

Taqriib al-cilmi al-sharci تقريب العلم الشرعي

Waa barnaamij cilmi ah oo u diyaarsan hab “academic” ah, kana kooban 7 maaddo iyo 448 cashar oo lagu qaadanayo 2 sano, oo loo kala jabiyey 4 “semester.”

Baro meel kasta oo aad joogto!

Kuwamaannu nahay?

Taqriib waa hay’ad waxbarasho oo u heellan faafinta aqoonta Shareecada iyo baridda Qur’aanka kariimka ah, iyada oo ka faa’iidaynasa kuna shaqeynaysa tiknooloojiyadda casriga ah.

Yaa ka faa’iidaysan kara?

Waxaa barnaamijkan ka faa’iidaysan kara qof kasta oo Soomaali ah oo danaynaya inuu ka baxo jahliga diineed, sida: ardayda dugsiyada iyo jaamacadaha, shaqaalaha, hooyooyinka, iwm.

Qaabkee casharrada loo qaadanayaa?

Casharrada waxaa loo qaadanayaa hab fogaan-arag ah, iyada isbuuc walba la 7 cashar oo ku salaysan tirada maaddooyinka, 7-dii cashar oo kastana ay yeelan doonaan su’aalo iyo imtixaan laga qaadayo ardayga.

Casharro maqal iyo muuqaal ah

Casharrada barnaamiijkan horay ayaa loo diyaariyey (muuqaallo duuban), waxaana diyaariyey macallimiin aqoon xeeldheer u leh maaddooyinka ay sharraxeen.

Laylisyo joogta ah (activities)

Waxaa la socon doona waxbarashadan nidaam dabagal iyo laylisyo joogta ah oo lagu qiimaynayo tayada iyo dadaalka ardayga barnaamijkan ku taxan.

Kulammo bille ah

Sidoo kale, waxaa la socon doona casharrada barnaamijkan kulan bille ah oo lagaga jawaabi doono wayddiimaha ardayda, lagulana socon doono habsami-u-socodkooda waxbarasho.

Ahmed just enrolled in "Arabic Mastery"Sarah gave 5 stars to "Quran Recitation"Mohamed completed "Islamic History"150+ students learning right now

Featured Courses

Hand-picked by our experts

View all

Students are viewing

Most popular courses this week

View all courses

Wax u baro Sida aad jecashahay

Madal Waxbarasho oo aad ka baran karto Qur’aanka kariimka ah iyo culuumta shareecada

View all teachers

Latest Articles

Interactive educational content

View all

Su'aalaha aad is waydiin karto?

Wixii aad u baahan tahay inaad u ogaato Akadeemiyada Raed

Still have questions?

Contact our support team

Ready to Start Learning?

Join thousands of students who are already learning with Taqriib